Jim Karygiannis Liberal 

Scarborough-Agincourt Association

                                                                                                                             Authorized By Scarborough-Agincourt Federal LIberals

Hon. Jim Karygiannis P.C., M.P. Scarborough-Agincourt Liberal
P.O. Box 87052 2942 Finch Ave East
Scarborough, ON M1W 3Z1
Canada

ph: (416) 321 2788
fax: (647) 723 0287

jim@jimkarygiannis.net

Follow us:Twitter

  • Home
  • About Me
    • Short Bio
    • Official Photos
  • Contact Us - Riding Information
    • Riding Information
  • Become a Supporter
  • Make a Donation
    • Credit Card Donation
  • Volunteer
  • Media Centre
    • News Releases
    • Clippings
    • You Tube/ Videos
    • Photo Gallery
    • Peoples Comments
  • Upcoming Events
  • M. P. Web Site
  • Elections Canada
  • Liberal Party
  • Different Languages
    • Italiano
    • РОССИЯ
    • தமிழ்
    • 한국어
    • հայերեն
    • 中文
    • Kurdish (Kurmanji Dilect)
    • हिन्दी
    • Έλληνικά
    • Français
    • فارسی
    • Somali
    • اللغة العربية
  • Voters' Priorities
    • Issues that affect Scarborough-Agincourt
  • Petition and Action Requests
    • Typhoon Washi
    • Pensions
    • Coptic Petition
    • Immigration Backlog
    • Email Privacy
    • Voter Suppression Inquiry Request
    • Conservatives downplaying the Armenian Genocide
    • 不要让哈伯窃取您的退休金 Simplified Chinese Pensions
    • Syrian Petition
    • 不要讓哈伯竊取您的退休金 Traditional Chinese Pensions
  • Bill C-4 Petition
  • Congo Petition
  • Citizenship Niqab

Somali

Kusoo dhowaada maraeegtayda(Website site)

Waxa sharaf iyo qadin ii ah in aad ii doorataan in aan noqdo wakiilkiina Golaha Baarlamaanka ee Canada (represent the riding of Scarborough-Agincourt as your Member of Parliament)

 

Waxa aan si hagarlaan ah uga hawgalay anoo idinka idin matilaya hawlaha la xidhiidha arimaha federaalka(Federal Matters) Waxaan hormood ka ahay u doodista xuquuqdaada, jiiranka iyo dadka I doortaba meelay joogaanba gudo iyo debedba.

 

Anigoo ah xubintaadii baarlaan (your MP) Goor kasta waad ila soo xidhiidi Karta si aad iigala hadasho arimaha aad u baahantahay in wax lagaala qabto.

 

Wixi hawlaha aan qabto ama gabtay waxaad ka helaysaa mareegtayda wararka oo dhowr luqadood ku tarjuman

(My Website oo ah www.iimkarygiannis.net

Emailkayguna waa Jim@jimkarygiannis.net

Telephonka iyo Faxkuna waa

Phone 416-321 2788 Fax 647-723 0287

 

Doorashada soo socota waxaad dowr siyaabood ayaad taageero uga gaysankartaa:

Gurigaaga ayaad calaamada xisbiga aan ka sharaxnahay ku dhejinkartaa, Taageero dhaqaale ayaad bixinkartaa and volunteer ayaad noqonkarta hawlaha doorashada.

 

Volunteerka (Volunteer)

Ololaha doorashadu wuxa u sal aqoonta iyo hawlkarnimada kooxda ololaha. Hadaba ku soo biir koox ololaha. No soo sheeq hadii aad diyaar u tahay.

 

Codso Calaamada Xisbiga (Order a Sign)

Calaamada waxaad ku dhijinkartaa gurigaaga hortiisa amy gadaajiisa oo meel laga arkikaro ah.

Bixi taageero dhaqaale (Make a donation)

 

Hadaad rabto in aad bixiso taageero dhaqaale, wixii aad bixinayso waxaad ku bixinkartaa siyaabaha soo socda:

  1. Boosta ayaad soo dhigikartaa
  2. Ama fax baad ku soo diri kartaa.

Hadii aad Boosta  ku soo dirayso fadlan buuxi formka (contribution form) taageerida dhaaqaale marka boosta soo dhiq foomka iyo cheque aad leedahay (personal cheque).

Fadlan teegeeradaada dhaqaale ku soo hagaaji Scarborough-Agincourt Federal Liberal Association (SAFLA)

 

Aad ayaad ugu mahadsantahay taageeradaada dhaqaale ee ololaha doorashada.

 

 

 

*
*
*
*

Copyright 2011 Jim Karygiannis Liberal Candidate Scarborough-Agincourt

Web Hosting by Yahoo!

Hon. Jim Karygiannis P.C., M.P. Scarborough-Agincourt Liberal
P.O. Box 87052 2942 Finch Ave East
Scarborough, ON M1W 3Z1
Canada

ph: (416) 321 2788
fax: (647) 723 0287

jim@jimkarygiannis.net

Follow us:Twitter